Nolosha Cusub
Nolosha Cusub
Qoraallo
Qoraallo
Aqoondirsad
Ilaah Keliya iyo Jid Keliya
Wixii Aan Ka Maqalnay Nebiyada
Bilowgii Dadka
Qoraallo
Qirashooyin iyo Ducooyin
Qoraallo Gaaban
Suugaanta iyo Gabayada
Taariikhda Kaniisadda Soomaalida
Taariikhdii Hore ee Kaniisadda Soomaalida
Jidkii Nabaddoonka
Qiso-Nololeedkii Soomaali Masiixiyiin ah
Maqal / Muuqal
Maqal / Muuqal
Duruus
Tafsiirka Kitaabka
Badbaadada
Duruus Kale
Filimada
Filinka ku saabsan Sayid Ciise Masiix
Filinka ku saabsan Soomaali oo Masiixiyoobay
Fiidyowyo ku Saabsan Barashada Injiilka
Qasiidooyin
Codadka Iftiinka
Qasiidooyin Ilaah Ammaan ah
Qasiidooyin Qadiimi ah
Gabayo Xamdinaq ah
Kitaabka Quduuska Ah
Kitaabka Quduuska Ah
Axdigii Hore
Tawreedda
Taariikhda
Gabayada
Waxyiga
Axdiga Cusub
Qisooyinka Injiilka iyo Falimaha Rasuullada
Waraaqihii rasuul Bawlos
Warqaddii Cibraaniyada iyo Waraaqaha Guud
Muujintii Ciise Masiix
Bogag Kale
Bogag Kale
Boggagayaga
Bogag af-Carbeed
Bogag af-Soomaali
Nagala soo Xiriir
Nolosha Cusub
Qoraallo
Aqoondirsad
Wixii Aan Ka Maqalnay Nebiyada
Casharka 2aad - Ibraahim
Imtixaanka
Imtixaanka
1. Si uu ula xiriiro abuuristiisa ayuu Eebbe doortay inuu shaqadiisa u isticmaalo
*
sharciyada iyo xeerka bulshada
dhexdhexaadiye xagga ruuxa ah ama wadaado
dadka
2. Dareenka aad ka haysan karto baahida iyo jacaylka aad u qabto inaad Ilaah si buuxda u fahantid waa nooc yeeris ah oo muujinaysa sida Ilaah kuu danaynayo. Adiguna, sidii Ibraahim, waa khasab inaad ugu jawaabto,
*
adigoo gurigaaga ka tegaya, saaxiibbadaadiina deyrinaya oo waddan cusub aadaya
adigoo joogaya halkii aad degganayd oo isku deyaya inaad beddeshid caaddooyinka dadkaaga
adigoo rumaysanaya Ilaaha keliya ee baaqiga ah, oo aqbalaya ballankiisa shakhsi ahaan, oo la imanaya addeecis iyo u hoggaansanaan Ilaah
3. Ibraahim wuxuu ku muujiyey rumaysadkiisii,
*
markuu oggolaaday inuu ku noolaado nolol reer miyi oo kelinnimo ah
markuu rumaystay oo ku camalfalay amarradii Ilaah.
markuu ku adkaystay jidadkiisii hore si uu u keeno barakada Ilaah.
4. Tusaalihii Ibraahim uu ku bixiyey inankiisa waa tusaale rumaysad iyo hoggaansanaan leh oo ina baraysa innaga in
*
Eebbe u keenay waaqdhaac badbaadadeenna awgeed
innagana xitaa ay khasab innagu tahay inaynu marno waaya-aragnimo taas la mid ah si aynu u istaahilno badbaado
si laynoo badbaadiyo waa in aynu helnaa waaqdhaac ku habboon dembiyadeenna
5. Ilaah wuxuu dan ka leeyahay dadka, oo ah kuwa ugu sarreeya abuuristiisa, oo wuxuu ka doonayaa ama ka filayaa dadka oo dhan inay
*
noqdaan nebiyo, sidii Ibraahim oo kale
inay xiriir ula yeeshaan isaga, sidii Ibraahim oo kale
inay yeeshaan qaar ka mid ah dabeecadihii wanwanaagsanaa ee Ibraahim
RUN MISE BEEN
6. Xiriirka Ilaah la leeyahay dadka ayaa muujinaya inay isaga muhiim u yihiin waayo wuxuu iyaga la qaybsadaa mas'uuliyadda iyo wanaagga (ama waxtarka).
*
Run
Been
7. Eebbe wuxuu oggolaaday in rumaysadka Ibraahim ku koro dhacdooyinkii la soo gudboonaaday, taasoo loola jeeddo inaanu arag wax dhibaato ah.
*
Run
Been
8. Ibraahim wuxuu ku muujiyey rumaysadkii uu Ilaah ku qabay markii uu muujiyey jacaylka uu dadka kale u qabay, oo uu si buuxda u addeecey uguna hoggaansamay Ilaah.
*
Run
Been
9. Waaqdhaaca beddelaadda ee Ilaah keenay ayaa ina xusuusinaysa in Ilaah mar kasta furasho keeno, waa waaqdhaac kaamil ah oo innagoo dhaniba leenahay, kaasoo inaga ilaalinaya seefta ciqaabta soo socota.
*
Run
Been
MEELAHA BANNAAN BUUXI
10. Baaqii Eebbe ee Ibraahim waxaa ku jiray saddex shuruudood iyo saddex _________________.
*
11. Addeecistiisii uu uga jawaabay amarradii Ilaah, Ibraahim wuxuu muujiyey _________________ .
*
12. Wiilkii Ibraahim waa la badbaadiyey waayo waxa la keenay neef ku habboon waaqdhaac oo Ilaah u keenay sidii _________________.
*
13. Isla sidii Ibraahim sameeyey, Ilaah wuxuu doonayaa in dadka oo dhan ay isaga _________________ la yeeshaan.
*
14. Laba tallaabo oo aad qaadi karto, kuwaasoo kuugu hoggaaminaya nolol cusub oo rumaysad leh, waxay yihiin:
1) Si daacad ayaad u ducaysan kartaa oo weyddiisan kartaa Eebbe inuu kugu hanuuniyo runtiisa.
b) Waxaadna sii wadi kartaa inaad wax ka barato
__________
nimankii waaweynaa ee Ilaah.
*
15. Beddelaadda waaqdhaaca ee wiilkii Ibraahim waxay ina tusaysaa in Ilaah uu xukumo dembiga, isagoo haddanna _________________ u fidinaya dembiilayaasha.
*
Soo Xiriir:
Magacaaga oo dhan
*
Cinwaanka Imaylka
*
Magaalada
*
Waddanka
*
Su'aal ama Ra'yi
Dir
Qaybta 6