Nolosha Cusub
Nolosha Cusub
Qoraallo
Qoraallo
Aqoondirsad
Ilaah Keliya iyo Jid Keliya
Wixii Aan Ka Maqalnay Nebiyada
Bilowgii Dadka
Qoraallo
Qirashooyin iyo Ducooyin
Qoraallo Gaaban
Suugaanta iyo Gabayada
Taariikhda Kaniisadda Soomaalida
Taariikhdii Hore ee Kaniisadda Soomaalida
Jidkii Nabaddoonka
Qiso-Nololeedkii Soomaali Masiixiyiin ah
Maqal / Muuqal
Maqal / Muuqal
Duruus
Tafsiirka Kitaabka
Badbaadada
Duruus Kale
Filimada
Filinka ku saabsan Sayid Ciise Masiix
Filinka ku saabsan Soomaali oo Masiixiyoobay
Fiidyowyo ku Saabsan Barashada Injiilka
Qasiidooyin
Codadka Iftiinka
Qasiidooyin Ilaah Ammaan ah
Qasiidooyin Qadiimi ah
Gabayo Xamdinaq ah
Kitaabka Quduuska Ah
Kitaabka Quduuska Ah
Axdigii Hore
Tawreedda
Taariikhda
Gabayada
Waxyiga
Axdiga Cusub
Qisooyinka Injiilka iyo Falimaha Rasuullada
Waraaqihii rasuul Bawlos
Warqaddii Cibraaniyada iyo Waraaqaha Guud
Muujintii Ciise Masiix
Bogag Kale
Bogag Kale
Boggagayaga
Bogag af-Carbeed
Bogag af-Soomaali
Nagala soo Xiriir
Nolosha Cusub
Qoraallo
Aqoondirsad
Wixii Aan Ka Maqalnay Nebiyada
Casharka 4aad - Muuse
Imtixaanka
Imtixaanka
1. Ilaah wuxuu ugu yeeray Muuse si uu dadkiisa u samatabbixiyo, oo uu magaciisa dunida ugu muujiyo, iyo inuu
*
ciqaab dusha ka saaro Fircoon
keeno sharciga qoran oo muujiyo qaynuunnadiisa caabudidda iyo u adeegistiisa
xukumo ficii Muuse
2. Ilaah wuxuu u diyaariyey Muuse hawshiisa isagoo u muujiyey magaciisa, sharcigiisa iyo
*
kartidiisa uu sharciyada ku turjumo
fahmo gaar ah
awooddiisa
3. Waa waajibka iyo wanaagga qof kasta inuu dhegaysto Eebbe, akhriyo farriintiisa oo 3
*
aqbalo runteeda, noloshiisana ku dabaqo
garto habka caabudaadda ee ay ka faallootay
oggolaado garaad ahaan shuruudaheeda
4. Tawreedda ayaa waxaa laga ogaanayaa fikradda ah in sanam-caabudku
*
uu yahay wax kasta ee muuqda ee qof caabudi karo
uu ka mid yahay dareenka qofka iyo wax kasta ee qaata booskii Ilaah ee nolosha qofka
inuu yahay wax waagii hore la samayn jiray oo aan hadda la samayn
5. Inkastoo Muuse uu jebiyey looxyadii Maragga ee hore, Ilaah hadalladiisii buu mar kale ku qoray looxyo kale, isagoo muujinaya
*
inaan hadalladiisa la baabi'in karin
in mar kasta oo dadku ay guuldarraystaan uu siin doono muujinno cusub
in guuldarrada dadku u baahan tahay beddelaad uu beddelo heerkiisa.
RUN MISE BEEN
6. Ilaah wuxuu Muuse ugu yeerey si uu ugu dhiibo sharciga qoran, kaasoo caddaynaya dabeecaddiisa, awooddiisa, iyo sida loogu adeego.
*
Run
Been
7. Markii Eebbe ciqaabta u soo diray Fircoon, Muuse wuxuu ogaaday in sida keliya ee furasho lagu heli karo ay tahay in waddanka ay iskaga baxaan.
*
Run
Been
8. Tawreedda waxay si cad inoo bartaa in sanamku yahay muuqaal qofku ka sameeyo alwaax, dhagax, bir ama wax la mid ah oo la caabudo.
*
Run
Been
9. Erayga Eebbe si mucjiso leh baa loo soo dejiyey, oo si mucjiso lehna waa loo difaacay oo loo dhowray si Qorniinkeennu weli u ahaado muujin aan beddelmin oo Ilaah isugu muujiyey dadka, iyo hoggaaminteenna amarka leh ee inagu hanuunisa rumaysadka, adeegida iyo asluubta.
*
Run
Been
MEELAHA BANNAAN BUUXI
10. Erayga Eebbe ee aan ________ ee Muuse noo soo maray waa sida codka Ilaah ee maanta inala hadlaya.
*
11. Tawreedda, taasoo ka hor jeedda sanam-caabudka, ayaa waxay muujinaysaa in wax waliba noqonayo ________ haddii ay qaataan booska ama beddelka Ilaah.
*
12. Ilaah wuxuu u cusboonaysiiyey barakada Axdigiisii ilaa iyo inta ay dadkiisa ka ________ Isaga si daacadnimo leh.
*
13. Fahamka iyo addeecista Erayga Eebbe ayaa inoo keena ballanka ________.
*
14. Tawreedda waxay muujisaa runta ah in Ilaah yahay ________ oo aynu mid kale jirin.
*
15. Markii masiibada dhimashada leh ay saamaysay dalka Masar, dadkii Eebbe waxaa dhimashadii lagaga soo furtay dhiiggii baraarka kaasoo ay waaqdhaac ahaan u bixiyeen iyagoo addeecaya ________.
*
Soo Xiriir:
Magacaaga oo dhan
*
Cinwaanka Imaylka
*
Magaalada
*
Waddanka
*
Su'aal ama Ra'yi
Dir
Qaybta 6