Nolosha Cusub
Nolosha Cusub
Qoraallo
Qoraallo
Aqoondirsad
Ilaah Keliya iyo Jid Keliya
Wixii Aan Ka Maqalnay Nebiyada
Bilowgii Dadka
Qoraallo
Qirashooyin iyo Ducooyin
Qoraallo Gaaban
Suugaanta iyo Gabayada
Taariikhda Kaniisadda Soomaalida
Taariikhdii Hore ee Kaniisadda Soomaalida
Jidkii Nabaddoonka
Qiso-Nololeedkii Soomaali Masiixiyiin ah
Maqal / Muuqal
Maqal / Muuqal
Duruus
Tafsiirka Kitaabka
Badbaadada
Duruus Kale
Filimada
Filinka ku saabsan Sayid Ciise Masiix
Filinka ku saabsan Soomaali oo Masiixiyoobay
Fiidyowyo ku Saabsan Barashada Injiilka
Qasiidooyin
Codadka Iftiinka
Qasiidooyin Ilaah Ammaan ah
Qasiidooyin Qadiimi ah
Gabayo Xamdinaq ah
Kitaabka Quduuska Ah
Kitaabka Quduuska Ah
Axdigii Hore
Tawreedda
Taariikhda
Gabayada
Waxyiga
Axdiga Cusub
Qisooyinka Injiilka iyo Falimaha Rasuullada
Waraaqihii rasuul Bawlos
Warqaddii Cibraaniyada iyo Waraaqaha Guud
Muujintii Ciise Masiix
Bogag Kale
Bogag Kale
Boggagayaga
Bogag af-Carbeed
Bogag af-Soomaali
Nagala soo Xiriir
Nolosha Cusub
Qoraallo
Aqoondirsad
Wixii Aan Ka Maqalnay Nebiyada
Casharka 1aad - Nuux
Imtixaanka
IMTIXAANKA CASHARKA
1. Markii aan ka hadlayno dembi Eebbe looga soo horjeedo waxaynu uga gol leenahay
*
sida dadku ugu guuldarraystay inay addeecaan tusmooyinka Ilaah iyo inay raalligeliyaan isaga
ficillada shakhsi ahaaneed ee keena xukunka ama ciqaabta Ilaah
dabeecad aan joogta ahayn oo aan innaba wax dhibaato ah ka lahayn dhanka Ilaah
2. Ciqaabta Eebbe waxay dusha ka saaran tahay dembiga waayo
*
Ilaah waa loo gafay oo wuxuu doonayey inuu dadka ciqaabo
doonista Ilaah ayaa laga hor yimid oo magaciisana waa la kharribay
ma jiro shuruud ama jid dembiga lagu qaadayo
3. Edbinta Ilaah, ee jacaylka ku timaadda, ayaa looga gol leeyahay sida 3
*
tusaale kaasoo u diga kuwa kale ee inay dembaabaan doonaya
tusaale kaasoo ku hoggaaminaya carruurtiisa dariiqa toosan
tusmo ama muujin la muujinayo dhinaca inagu qallafsan ee
4. Axdiga Ilaah la dhigtay Nuux wuxuu ahaa heshiis Ilaah ku khasbaya inuu ka difaaco Nuux xukunka marka Nuuxna ay ahayd inuu
*
ka helo ajar markuu qabanayo camal suubban
oggolaado inuu noqdo afhayeen ama nebi
si buuxda ah u addeeco Ilaah
5. Nuux waa la badbaadiyey waayo wuxuu
*
xor ka ahaa xaaladda dembiga
ku kalsoonaaday Eebbe inuu u samayo hab lagu samatabbixiyo
sameeyey ajar ama falimo wanaagsan oo tiro badan
RUN MISE BEEN
6. Bacdamaa dembi uu yahay xaalad aan joogto ahayn, wax yar baa loo baahan yahay si loo beddelo xaaladda oo loo dhaqangeliyo xiriir saaxiibtinnimo oo dhex mara dadka iyo Ilaah
*
Run
Been
7. Axdiga Ilaah la dhigtay Nuux wuxuu ahaa heshiis ka dhexeeya laba qaybood oo leh mas'uuliyad waajib ah oo noqonaysa in Nuux addeeco Ilaah; oo Ilaahna dammaana-qaado badbaadada Nuux.
*
Run
Been
8. Nuux awood uu doorasho ku sameeyo ma uusan lahayn markii ay hor timid xaaladda ah aqbalidda xiriirka axdiga Ilaah keenay ee dammaana-qaado badbaadadiisa.
*
Run
Been
9. Markii Nuux galay doonnida ayuu si buuxda ugu hoggaansamay Ilaah si uu uga difaaco ugana badbaadiyo xukunka.
*
Run
Been
MEELAHA BANNAAN BUUXI
10. Dembigu waa xaaladda dadku ay sababeen markii ay _________ Ilaahay kuna dhega adkaaday Isaga.
*
11. Eebbe wuxuu Nuux u doortay in dadka uu ku wargeliyo xukunka iyo jidka _________________ .
*
12. Ilaah wuxuu ku waajibiyey qudhiisa xukun si uu keeno difaac iyo waddo badbaadineed; Nuuxna waxaa lagu waajibiyey inuu __________ Ilaah.
*
13. Nuux looma badbaadin inuu xor ka yahay xaaladaha dembiga daraaddeed, laakiin waxaa loo badbaadiyey waayo wuxuu _________________ Ilaah si uu ugu sameeyo isaga waddo uu kaga baxsado xukunka.
*
14. Eebbe waxay ahayd inuu dul keeno dadka ciqaab waayo dadku waxay ka hor yimaaddeen _________________.
*
15. Markii Nuux soo galay doonnidii, wuxuu si buuxda u noqday mid _________________ Ilaah difaaciisa iyo badbaadada ciqaabta laga badbaadinayo.
*
Soo Xiriir:
Magacaaga oo dhan
*
Cinwaanka Imaylka
*
Magaalada
*
Waddanka
*
Su'aal ama Ra'yi
Dir
Qaybta 7